Macalimiin ka yimid Wadanka Sudan oo lagu soo dhoweeyey Jaamacadda Benaadir (Daawo Sawirro)

Munaasabad lagu soo dhoweynayey Macalimiin ka timid Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika (International University oo Africa) ee dalka Sudan, kuwaasoo marti u ah Jaamacadda Banaadir oo ka mid ah jaamacadaha dalkeena ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Macalimiintan ayaa muddo bil ka badan duruus taxane ah ka bixin doona qeybta waxbarashada sare ee Jaamacadda Banaadir (Master) … Continue reading Macalimiin ka yimid Wadanka Sudan oo lagu soo dhoweeyey Jaamacadda Benaadir (Daawo Sawirro)